Shalay oo ay taariikhdu ahayd 9kii maarj ayay gudida doorashooyinka
Soomaaliland ku dhawaaqeen in diwaangelinta doorashadda bilaabi doonaan
dabayaaqada bisha julaay ee inagu soo aadan, taasi oo micnaheedu tahay inaanay
doorashadu dhacaynin xilligii la filayay inay qabsoonto oo ahayd 26ka bisha
juun ee sannadkan 2015ka.Waxa isweydiin leh;yaa ka masuul ah qabashada
doorashadda,