Wednesday, January 11, 2017

Ku-Meel-Gaadhkii Soomaaliya Oo Laga Gudbay:

W/Q: Sacad Maxamed Xassan(Aareeye)
F.G: Maqaalkan waxaan qoray 10kii Sebtambar, sannadkii 2012kii, maalin ka hor doorashaddii madaxweynaha ee Soomaaliya.
ka dib burburkii dawladdi dhexe ee Somaliya ,waddanka waxa ka dhacay burbur baahsan kaasi oo sababay inay u qaxan kumanaan Somali ah waddamada dariska oo ay qaxoonti ku yihiin ilaaa hadda.
Dagaalkan oo ku sallaysnaa hayb qabiil oo ay gadh-wadeen ka ahaayeen hoggaamiye kooxeedyo hubaysan oo kolba dhinac isku baacsanayay, ayaa waxa la isku dayay