Tuesday, June 16, 2015

Sooyaalka Twitter-ka Qaybtii 2aad


Kor-u kicii Twtitter-ka
Twitter-ku waxa uu soo maray marxalado kala duwan, waxaanu ku socday xawaare aad u sareeya. 400,000(afar boqol oo kun) oo qoraalo(twteets) ayaa la soo dhigay saddexdii billood ee kasta sannadkii 2007dii,tiradaasi oo aad kor ugu kacday sannadkii xigay ee 2008dii,waxaanay noqotay 10 malyuun(toban malyuun).Bishii Feebarweri ee sannadkii

Monday, June 15, 2015

Sooyaalka Twitter-ka Qaybtii 1aad



 
Twitter-ku waa shabakad bulshaddu ku xidhiidho taasi oo isticmaalayaasheeda u sahasha inay diri karaan, akhrina karaan qoraalo gaagaaban oo ilaa 140 erey ah kuwaasi oo loogu magacaabo “Tweets”.
Twitter-ka waxa la sameeyey bishii Maarj ee sannadkii 2006dii,waxaana hormuud ka