Friday, January 6, 2017

Khudbaddii Hoggaaminta iyo Dawladda ee Prof Axmed Ismaaciil Samatar: Garnaqsi, Goolaaftan iyo Guubaabo.



W/Q: Sacad Maxamed Xasan (Aareeye)
Axmed Ismaaciil Samatar oo ah bare sare oo caanka ah geyiga Soomaalidu degto iyo guud ahaan caalamka oo in dhawayd ba Somaliland ku sugnaa ayaa xalay (Habeen hore 5.1.2017) khudbad u jeediyay dadweynaha ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Mawduucu wuxuu ku saabsanaa Hoggaaminta iyo Dawladda, waxaana soo qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo marti gelisay Borofisoorka iyo dadweynihii kasoo qaybt galay ba. Waxaan nasiib

Wednesday, January 4, 2017

Koboca AfSoomaaliga.



W/Q: Sacad Maxamed Xasan (Aareeye)
Email: aareeye2020@gmail.com
Qoraalka Farsoomaaliga ayaa aad kor ugu kacay muddooyinkii ugu dambeeyey, iyada oo loo aanaynayo qoraayadda ruug-caddaaga ah oo xan-xanteeyey akhristayaasha, kuna dhaliyay inay akhriteyaal badan wax qoraan oo ay isku bedelaan qoraayo. Waxa kale oo door wax